SUBMIT LYRICS
Top 100
Album releases
artists
Community
French
Spanish
Portuguese
Correction Lyrics
Isii Nafta (Love You More Than My Life)
by
Nimco Happy
Back
Lyrics
Isii Naftaan arkooday Arko oo damacaa eryaaya Uur-ba jaceel aan huraynee Ha aadin dheh meel kaleeto Isii Naftaan arkooday Arko oo damacaa eryaaya Uur-ba jaceel aan huraynee Ha aadin dheh meel kaleeto Jaceylka ku aamin laabta Qalbiga ku abuur dareenka Ubaxa aan beeray maanta Ha aasine adigu muuji Jaceylka ku aamin laabta Qalbiga ku abuur dareenka Ubaxa aan beeray maanta Ha aasine adigu muuji Ogsoonow inan kujeclahay And I love you more than my life An Aheebak ya habiibi Nakupenda mimi sana Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonow inan kujeclahay And I love you more than my life An Aheebak ya habiibi Nakupenda mimi sana Waa u jeedada caashaqayga Adkeey balamaha dhaxdeena Markaan erayada jacaylka Amaan tiriyoo ku heeso Abaal mari xiisahayga Adkeey balamaha dhaxdeena Arkaan erayada jacaylka Amaan tiriyoo ku heeso Abaal mari xiisahayga Hogaan arimadu ku raagtay Indhahaan kaligaa ku fiirsha Naftayda u ooman agtaada La taag aqal yee ildhoobin Hogaan arimadu ku raagtay Indhahaan kaligaa ku fiirsha Naftayda u ooman agtaada La taag aqal yee ildhoobin Ogsoonow inan kujeclahay And I love you more than my life An Aheebak ya habiibi Nakupenda mimi sana Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonow inan kujeclahay And I love you more than my life An Aheebak ya habiibi Nakupenda mimi sana Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonow inan kujeclahay And I love you more than my life An Aheebak ya habiibi Nakupenda mimi sana Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonow inan kujeclahay And I love you more than my life An Aheebak ya habiibi Nakupenda mimi sana Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonow inan kujeclahay And I love you morе than my life An Aheebak ya habiibi Nakupenda mimi sana Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonow inan kujeclahay And I lovе you more than my life An Aheebak ya habiibi Nakupenda mimi sana Waa u jeedada caashaqayga
music video
Your name will be published. Leave fields blanks to remain anonymous.
Submit
Modal title
×
Insert media
Video URL?
(YouTube, Vimeo, Instagram, DailyMotion, Soundcloud)
×
Remember me
Lost password
Sign in
Register